Photo Gallery

All Stories

Qaramada Midoobay oo SOmaliland ugu baaqdey in xabsiyada ay dadka ka sii deyso.

Augustine Mahiga, ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somalia ayaa walaac ka muujiyay iska hor imaadyadii ka dhacay magaalada Hargeysa iyo dad ku jira xabsiyada Somaliland. Wuxuu sheegay in iska horimaadyadaasi ay ku dhinteen ku dhawaad 10 ruux kuwaasi oo u dhaxeeyay ciidamada amaanka maamulka Somaliland …

Somalia: SKA Air And Logistics officer defects with large sum of money

An official in SKA, air and Logistics Company which has Mogadishu airport management agreement with the Transitional Federal Government (TFG)of Somalia, said on Friday a worker for the company has defected with large sum of money. view full post »

“Shirkada SKA waa in ay dalka ka baxdaa” guddiga maaliyada baarlamaanka.

Gudigga baarlamaanka u qaabilsan maaliyada ayaa ku baaqey in shirkada SKA oo maamusha garoonka diyaaradaha Aaden CAdde ee magaalada Muqdisho ay isaga baxdo dalka, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in mas’uul ka tirsan shirkadaasi la sheegay in uu lacago la baxsadey. Mid ka …

Obam oo dhaqaale u yaboohay dalal ay Somalia ku jirto.

Madaxweynaha wadanka Maraykanka Barack Obama ayaa ku dhawaaqay lacago dheeraad ah oo loogu talo galay in raashin gar gaar ah loogu iibiyo wadamo ku yaala qaaradda Africa oo ay Soomaaliya ku jirto kuwaasoo ay saameeyeen abaaro baahsan. Madaxweyne Obama waxaa uu xusay in lacag dhan …

Mareykanka oo hub iyo gaadiid ugu deeqey dowlada federaalka.

Dowladda maraykanaka ayaa Dowladda KMG ah ugu deeqday qalab Milatari oo casri ah, iyadoo Dowladda KMG ah ay ay la wareegtay qalabkaasi Milatari oo ay ugu deeqday dowladda Maraykanka, kadib markii loo soo marsiiyay Ciidamada AMISOM. Qalabka Militari ayaa waxaa shalay la wareegay dowladda KMG …

Dagaal ka soconaya Taabto.

Wararka laga helayo degaanka Taabto oo ka tirsan gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dagaalamayaan ciidamo ka kala socda dowlada federaalka iyo kuwa Kenya oo isku dhinac ah iyo kuwa xarakada Al-Shabaab. Dagaalka oo ah mid culus ayaa la sheegay in uu …

Itoobiya oo sheegtay in qorshihii Kismaayo ay ku qaban lahayd dib u dhacay.

DOwlada Itoobiya ayaa sheegtay in uu dib u dhac ku yimid qorshe la doonayay in xarakada Al-Shabaab looga saaro gobolada Jubooyinka, kadib markii taliska ciidamada Itoobiya u qaabilsan SOmalia ay saxaafada hadal siiyeen. Taliyaha Ciidamada Ethiopia ee gobolka Bay Jeneral John oo warbaahinta kula hadlay …

Siilaanyo: SHir ku sheega Muqdisho qofkii ka qeyb gala waa….

Axmed Max’ed Max’ud (Siilaanyo), madaxweynaha maamulka la baxay SOmaliland ayaa sheegay in dembiile Qaran ay u aqoonsanayaan shaqsigii ka tirsan dadka reer Somaliland ee ka qeyb gala shirka lagu ansixinayo dastuurka SOmalia. Wuxuu sheegay in qaddiyadda Somaliland aysan waxba ka badeli karin siyaasi amma Suldaan …

Mid kamid ah shaqaalaha SKA oo Lagac Badan La goostay

Warar hoose oo laga helayo maamul Garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde, magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mid kamid ah shaqaalaha shirkada SKA uu la goostay lacago. Wararka ayaa sheegaya in ninkani lacagta la goostay uu ka mid ahaa saraakiisha ajnabi ah ee shirkada, lamana sheegin …

Askari itoobiyan ah oo qof ku dilay Magaalada Baledweyn

Askari ka tirsan ciidamada itoobiya ee ka howlgala gobolka hiiraan ayaa qof rayid ah ku toogtay magaalada Baladweyne. Ciidamada ayaa ku eedeyay qofka ay dileen in uu xiriir la lahaa shabaab isagoo donayay in uu carqalad ka abuuro gudaha magaalada. Ilaa iyo iminka lama hayo …

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Muqdisho soo gaarey.

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo maanta si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Islaan Bashiir, ayaa waxaa Garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas Cabdulle, Salaadiin, qaar ka mid ah Odoyaasha …

Ahlu Suna oo howl gal ka sameysay Gedo

Afhayeenka Ururka Ahlu Sunna ee Gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq [Al-qaadi] ayaa sheegay in Saacadihii ugu danbeeyay ee Gobolka Gedo ka sameeyeen Howlgallo isugu jiray Baaritaan, Mid Baacsi iyo Dhul Balaarin Ay Ciidamada Ahlu Sunna isugu fidinayeen qeybo ka mid ah Gobolkaasi. Sheekh Maxamed …

Gudoonka baarlamaanka Galmudug oo maanta sheegay in waqtigii madaxweynaha uu dhamaadey

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Maamulka galmudug ee gobolada dhexe Soomaaliya ayaa kulan saxaafadeed maanta uu ku qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi Mudug waxa uu ku shaaciyay inta u harsan madaxweynaha iminka ee dowlad goboleedkaasi. Cuuke Xaaji C/raxmaan gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Galmudug ayaa u …

Gudoonka baarlamaanka Galmudug oo maanta sheegay in waqtigii madaxweynaha uu dhamaadey

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Maamulka galmudug ee gobolada dhexe Soomaaliya ayaa kulan saxaafadeed maanta uu ku qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi Mudug waxa uu ku shaaciyay inta u harsan madaxweynaha iminka ee dowlad goboleedkaasi. Cuuke Xaaji C/raxmaan gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Galmudug ayaa u …

Tartab Isboori oo loogu baroor diiqayay Halyeeyadii isbooriga Dalka oo Ay SYAO ku qabtay Muqdisho

Tartankaani oo mudo ku dhow labo bilod ka soconaayay Garoonka K/Cagta ee school Jabuuti ee Degmada wadajir Ee Gobolka Banaadir Oo Aay So Qaban Qaabiyeen Ururka Udooda Xaquuqda Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee SYAO Iyo Oo Lagu Maamuusaayay Allaha Unaxariistee Halyeeyadii Dhinaca Sportiga Dalka Soomaaliya Gaar Ahaan …